Guddiga doorashooyinka fuliyay baaqii Beesha Caalamka

Guddiga doorashooyinka   fuliyay baaqii Beesha Caalamka

Kulan ay Magalada Kismaayo Ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeesheen Xubnaha Guddoonka cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Guddiga Doorashada ayaa waxaa ay siwadajir ah isugu raaceen in Baarlamaanka lagu wareejiyo howlaha doorashada Madaxweynaha Jubbaland. Kulankooda kadib qoraal ay soo saareen ayaa waxa ay ku sheegeen in Guddiga doorashada uu xaq […]

Wafdi ka Socda Qatar oo Muqdisho yimid

Wafdi ka Socda Qatar oo Muqdisho yimid

Fursad dahabi ah ayay u tahay guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa reer Galmudug dhismaha dekada Hobyo. Waxaan uga mahadcelinaynaa Ra’iisul Wasaarada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre dadaalka uu ku bixiyay in arintaasi maanta ay suurogasho. Sidoo kale waxaan uga mahadcelinayaa dowlada aan walaalaha nahay ee Qatar maalgelinta mashruuca lagu dhisayo dekada Hobyo. Xildhibaanka ayaa […]