Guddiga doorashooyinka fuliyay baaqii Beesha Caalamka

Guddiga doorashooyinka   fuliyay baaqii Beesha Caalamka

Kulan ay Magalada Kismaayo Ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeesheen Xubnaha Guddoonka cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Guddiga Doorashada ayaa waxaa ay siwadajir ah isugu raaceen in Baarlamaanka lagu wareejiyo howlaha doorashada Madaxweynaha Jubbaland. Kulankooda kadib qoraal ay soo saareen ayaa waxa ay ku sheegeen in Guddiga doorashada uu xaq […]