April 19, 2024

Fursad dahabi ah ayay u tahay guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa reer Galmudug dhismaha dekada Hobyo. Waxaan uga mahadcelinaynaa Ra’iisul Wasaarada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre dadaalka uu ku bixiyay in arintaasi maanta ay suurogasho.

Sidoo kale waxaan uga mahadcelinayaa dowlada aan walaalaha nahay ee Qatar maalgelinta mashruuca lagu dhisayo dekada Hobyo.

Xildhibaanka ayaa ah shaqsiga kaliya oo mar walba ka shaqeeyo danaha deegaanka uu ka soo jeeda waxaaana la dhihi karaa waa shaqsi marba wanaaga Dowlada Sameysa in kirin isagoo mucaarad ah waana dhaqanka lagu yaqaano siyaasiga dhabta ah

Leave a Reply