Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa gaaray dalka Sacuudiga.

Wararka ayaa sheegaya in  uu bilaabay booqashadiisa shanaad ee Bariga Dhexe tan iyo markii ay qarxeen iskahorimaadka u dhexeeya Israel iyo Xamaas.

Sidoo kale Safarkan ayaa daba socday maalmo duqeymo dhanka cirka ah oo Mareykanku uu ku qaaday kooxo xiriir la leh Iran.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply