Kulan ay Magalada Kismaayo Ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeesheen Xubnaha Guddoonka cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Guddiga Doorashada ayaa…
Fursad dahabi ah ayay u tahay guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa reer Galmudug dhismaha dekada Hobyo. Waxaan uga mahadcelinaynaa Ra’iisul Wasaarada Soomaaliya Xasan…