Ethiopia tensions could force election delay: report

Ethiopia tensions could force election delay: report

Ethnic violence and mounting rancour among political elites could force Ethiopia to postpone landmark elections set for May, according to a report released Monday by conflict analysis and prevention group ICG. If tensions continue to rise, Prime Minister Abiy Ahmed “may have to seek an election delay,” the International Crisis Group (ICG) warned. “A divisive […]

Kaamirooyin aan noocooda horey loo arag oo lagu xiray jidadka Muqdisho

Kaamirooyin aan noocooda horey loo arag oo lagu xiray jidadka Muqdisho

Waddooyinka magaalada Muqdisho qaarkood ayaa inta badan lagu xiray kaamirooyin cusub oo lagala socon doono dhaq-dhaqaaqyada. Kaamirooyinkaan ayaa lagu arkay inta badan isgoyska wadada Makka Al-Mukarama ayaa ah kuwa loogu talagalay in lagu sugo Amniga. Kaamerooyinka oo ah nooca CCTV ayaa ku duwan kuwii hore oo muddo kadib howlgab noqday, waxayna wataan baallooyin u gaara, […]

Wasiir carreysan oo gaarigeeda ku xanibtay waddo soo gasha Villa Somalia

Wasiir carreysan oo gaarigeeda ku xanibtay waddo soo gasha Villa Somalia

 Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Haweenka iyo Xuquul Insaanka Soomaaliya Samra Ibraahim Cumar, ayaa shalay xirtay waddada Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho oo k amid ah kontaroolada laga ilaaliyo Villa Somalia. Samra ayaa gaarigeeda oo qooqan ah ku dhax baakintay laamiga, si aysan gaadiidka isaga gudbin, waxayna arintaan ka dambeysay kadib markii loo diiday in ay ilaaladeeda […]

Guddiga doorashooyinka fuliyay baaqii Beesha Caalamka

Guddiga doorashooyinka   fuliyay baaqii Beesha Caalamka

Kulan ay Magalada Kismaayo Ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeesheen Xubnaha Guddoonka cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Guddiga Doorashada ayaa waxaa ay siwadajir ah isugu raaceen in Baarlamaanka lagu wareejiyo howlaha doorashada Madaxweynaha Jubbaland. Kulankooda kadib qoraal ay soo saareen ayaa waxa ay ku sheegeen in Guddiga doorashada uu xaq […]

Wafdi ka Socda Qatar oo Muqdisho yimid

Wafdi ka Socda Qatar oo Muqdisho yimid

Fursad dahabi ah ayay u tahay guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa reer Galmudug dhismaha dekada Hobyo. Waxaan uga mahadcelinaynaa Ra’iisul Wasaarada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre dadaalka uu ku bixiyay in arintaasi maanta ay suurogasho. Sidoo kale waxaan uga mahadcelinayaa dowlada aan walaalaha nahay ee Qatar maalgelinta mashruuca lagu dhisayo dekada Hobyo. Xildhibaanka ayaa […]