October 30, 2025

 

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa  ka qayb galay shir heer wasiir ee qeybta ka ah Shir-weynaha Caalamiga ah ee Dadweynaha iyo Horumarinta (ICPD) ee ka soda magaalada New York ee dalka Maraykanka.

 

Soomaaliya waxay dhawaan gaartay guul wayn iyadoo gudbisay war bixinteedii ugu horreysay ee Shirweynaha Caalamiga ah ee Dadweynaha iyo Horumarinta (ICPD).

Guushan taariikhiga ah ayaa muujineysa sida ay Dowladda Soomaaliya uga go’an tahay wax ka qabashada dadka iyo arrimaha horumarka.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply