October 31, 2025

 

Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK David Cameron ayaa sheegay in weerarada Xuutiyiinta ee ka dhanka ah maraakiibta caalamiga ah ay tahay in la joojiyo.

Hadalka Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK David Cameron ayaa imaanaya  kadib weeraradii ugu dambeeyay ee UK iyo Mareykanka saacadihii la soo dhaafay ka geesteen Dalka Yaman.

Sidoo kale Cameron waxa uu intaa ku daray: “Falalka aan ka fiirsasho lahayn waxay khatar gelinayaan nolosha dadka aan waxba galabsan, khatar ku ah xorriyadda socdaalka iyo xasilloonida gobolka.”

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply