Ethiopia tensions could force election delay: report

Ethiopia tensions could force election delay: report

Ethnic violence and mounting rancour among political elites could force Ethiopia to postpone landmark elections set for May, according to a report released Monday by conflict analysis and prevention group ICG. If tensions continue to rise, Prime Minister Abiy Ahmed “may have to seek an election delay,” the International Crisis Group (ICG) warned. “A divisive […]

Kaamirooyin aan noocooda horey loo arag oo lagu xiray jidadka Muqdisho

Kaamirooyin aan noocooda horey loo arag oo lagu xiray jidadka Muqdisho

Waddooyinka magaalada Muqdisho qaarkood ayaa inta badan lagu xiray kaamirooyin cusub oo lagala socon doono dhaq-dhaqaaqyada. Kaamirooyinkaan ayaa lagu arkay inta badan isgoyska wadada Makka Al-Mukarama ayaa ah kuwa loogu talagalay in lagu sugo Amniga. Kaamerooyinka oo ah nooca CCTV ayaa ku duwan kuwii hore oo muddo kadib howlgab noqday, waxayna wataan baallooyin u gaara, […]

Wasiir carreysan oo gaarigeeda ku xanibtay waddo soo gasha Villa Somalia

Wasiir carreysan oo gaarigeeda ku xanibtay waddo soo gasha Villa Somalia

¬†Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Haweenka iyo Xuquul Insaanka Soomaaliya Samra Ibraahim Cumar, ayaa shalay xirtay waddada Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho oo k amid ah kontaroolada laga ilaaliyo Villa Somalia. Samra ayaa gaarigeeda oo qooqan ah ku dhax baakintay laamiga, si aysan gaadiidka isaga gudbin, waxayna arintaan ka dambeysay kadib markii loo diiday in ay ilaaladeeda […]