March 21, 2026
7ffd0e8b-caf7-40b0-945d-8528fdcec6e7

 

Wasaaradda caafimaadka Qasa ee Xamaas ay maamusho ayaa sheegtay in 57 dhimasho ah laga diiwaan geliyay isbitaalka al-Aqsa 24-kii saac ee lasoo dhaafay.

War qoraal ah oo lagu daabacay barta Telegram ayaa lagu sheegay in 65 qof oo dhaawac ah la geeyay isbitaalka oo ku yaala bartamaha QaSa .

Isniintii, kooxaha gargaarka caalamiga ah ayaa sheegay inay ka baxayaan isbitaalka, sababtoo ah weerarrada Israa’iil ee aaggas ayaa ah kuwo aan kala joogsi lahayn.

BBC

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply