October 10, 2024

 

Wararka ka imananaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Maanta oo Talaada ah uu mar kale baaqday fadhi xaroontooda ay ku yeeshaan, xubnaha aqalka saree ee Barlamaanka Soomaaliya, hase ahaatee waxa uu u baaqday kooram la’aan.

Fadhiga ayaa ujeedku  ahaa  maanta   Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magan-galyo Doonka .

Sidoo kale Guddoomiyaha aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya , Cabdi Xaashi ayaa sheegay in nasiib darro ay tahay in mudanayaasha oo jooga magaalada Muqdisho hadana ay imaan waayaan fadhiyada Aqalka sare ee Barlamaanka.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply