March 21, 2026
e9403c72-76ca-4058-be67-f498757f4800

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un ayaa ku dhiftay da’da 40, taasi waa waxa ay dadku tuhunsan yihiin.

Hogaamiyaha gobolka qarsoodiga ah waligiis dhab ahaantii ma muujin dhalashadiisa, si dadka daneeya Waqooyiga Kuuriya ay u wareeraan marka ay dhab ahaantii dhacayso dhalashadiisu.

Haddii ay tani sax tahay, waxay dhalashadiisu ku beegnayd maalintii Isniinta, isla maalintaas sawirro rasmi ah ayaa la sii daayay isaga iyo gabadhiisa oo booqanaya beer digaagga lagu xanaaneeyo.

BBC

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply