September 14, 2025

 

Ciidanka Ilaalada xeebbaha Tuuniisiya ayaa soo saaray maydadka 19 muhaajiriin ah oo ku dhintay badda, kuwaas oo doonayay in ay gaaraan jasiiaradda Lambaduusa ee dalka Taliyaaniga.

sida ay sheegeen saraakiisha ilaalada qaranka ayaa sheegay in muhaajiriintaan ay la dagtay doon ay saarnaayeen.

Sidoo kale Dhacdadan ugu dambeysay ayaa ka dhigaysa tirada muhaajiriinta ku dhimatay xeebbaha Tuuniisiya ku dhawaad 200 oo qof, afarta bilood ee ugu horeysa sanad kan.

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply