April 27, 2024

 

Tobanaan kun oo beeraley ah oo ku nool Yurub ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay uga mudaaharaadaan arrimo kala duwan. Dalka Faransiiska, beeralayda ayaa xiray waddooyinka waaweyn, taasoo dhibaato ku keentay ra’iisul wasaare Gabriel Attal.

Cabashooyinka ay qabaan waxaa ka mid ah welwelka ku saabsan qarashka naaftada beeraha oo sarreeya, kabitaanka EU-da ee soo daahay, iyo tartanka dibada wax la ga soo dajinayo.

Mudaaharaadyada ayaa sidoo kale ku fiday guud ahaan dalka Jarmalka, waxaana ugu wacan iyadoo la joojiyay canshuur dhimistii naaftada beeraha.

 

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply