September 12, 2024

Aqalka Congress-ka ayaa ugu dambeyn ansixiyay $ 61bn (£ 49bn) oo gargaar cusub oo militariga Mareykanka uu siinayo Ukraine si ay uga qeyb qaataan la dagaalanka duulaanka Ruushka.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay taageerada Mareykanka mid “muhiim ah”.

Gargaarku wuxuu ka ilaalin doonaa dagaalka inuu sii fido waxuuna badbaadinaysaa kumannaan qof, ayuu raaciyay.

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

 

Leave a Reply