October 5, 2024

 

Wararka ka imaanaya Dalka Itobiya ayaa sheegaya in Baarlamaanaka Itoobiya la filayo inay fadhi degdegg ah ka yeesho waxa laga yeeli lahaa xaaladda degdegga ah ee lix bilood ka hor la soo rogay.

Xaaladaas ayaa lagu soo rogay gobolka Amxaarada, waxaana dhici karta in la sii kordhiyo.

Sidoo kale Ilo kulanka ku dhowdhow waxay sheegeen in loo badinayo in la sii dheereeyo wareegtadii lix bilood ka hor la soo saaray ee xaaladda degdegata ah lagu soo rogay, taasoo todobaadkan ku eg.

 

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply