Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Howlgallo qorsheysan oo Ciidamada Dowlada Soomaaliya ka wadeen saacadiuhii la soo dhaafay deegaanka Jilib-Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose.
sida ay baahisay warbaahinta dowladda Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa laga dilay ku dhawaad 40 waxaana la sheegay in laga qabtay intaas oo kale.
Sidoo kale Ciidammada Soomaaliya iyo kuwa kamid ah saaxiibadda caalamka ee Soomaaliya ayaa la sheegay in hawlgalkan qorsheyn ka wadaan deegaanka Jilib-Marka oo hoostaga degmada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose, kaas oo la sheegay in lagu dilay 30 ka tirsan Al-Shabaab.
Xafiiska Wararka Muqdisho