December 4, 2024

Wararka ka imaanaya saakay degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in ciidamo dheeraad ah la dhigay xadka labada magaalo ee Beledxaawo & Mandheera.

Arintan ayaa ka danbeysay ka dib markii halkaas uu ka dhacay qarax lagu soo raray gaari dameer waxaana ku dhaawacmay laba askari oo Kenyan ah oo xad ku sugnaa.

Sidoo kale Dad ku sugan degmada Beledxaawo ayaa sheegay in ciidanka Kenya maanta ay diideen dhaq dhaqaaqa , ka dib qarax halkaas ka dhacay shalay.

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply