March 23, 2025

Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa ee Somaliland ayaa sheegaya in goor dhawayd Ciidamada Muuse Biixi ay xireen Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo laba cisho uun ka hor kusoo bandhigay buug oo ka qoray xaaladda Somaliland iyo dhalliilo uu ka muujiyay nidaamka xukuumadda Muuse Biixi.

Abwaan Abees ayaa buuggan qoray ka dib markii uu xabsi kasoo baxay mar ay dawladdu xidhay dhowr sanno ka hor.

Sidoo kale Buugga Mayal ee abwaanku qoray oo la daabacay laba sanno ka hor ayaa muddadaasba u xannibnaa xukuumadda oo gacanta ku haysay ka dib markii ay qabatay daabacaadaha buugga.

 

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply