January 24, 2025

 

Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa ee Somaliland ayaa sheegaya in  xalay fiidkii magaalada Hargeysa ay gaareen  ciidamo Itoobiyaan ah.

Ciidankan ayaa la sheegay inay ilaalo u yihiin wefti Itoobiyaan ah ah oo heerkoodu sarreeyo, kuwaas oo imaanshohooda la hadal hayay maalmihii la soo dhaafay.

Wararka ayaa sheegaya in Wafdiga soo gaari lahaa Somaliland ee Itobiya maanta laga Celiyay hawada Somaliya.

Sidoo kale Wararka Somaliland iyo Itoobiya ayaa  tan iyo bishaan qabsaday Warbaahinta Soomaalida iyo caalamka, kadib markii Addis Ababa uu heshiis is-afgarad ku dhex maray labada dhinac.

 

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply