Ciyaar kulul uu koobka FA Cup ah ayaa galabta dhexmari doonto Manchester City iyo Chelsea.
Ciyaarta ayaa ka dhici doonto garoonka Wembley.
Ciyaarta oo bilaaban doonto 17:15 waqtiga UK taas oo ku beegan 7:15 fiidnimo ee Afrikada Bari ayaa ah ciyaar ka mida wareegga afar dhamaadka ee koobka FA Cup ee Ingiriiska.
ManchesterCity ayaa laba dhibcood ku hoggaamineysa horyaalka ingiriiska halka kooxda Chelsea ay ku jirto kaalinta sagaalaad.
Kooxdii soo badiso waxa ay finallka la ciyaari doontoo middi soo badiso labada kooxood ee kala ah Coventery City iyo Manchester Unted oo maalinta birri ah wada ciyaari doono.
Koobka FA cup ayaa ah kan labaad ee ugu qiimeaha badan dalka Ingriiska.
Xafiiska Wararka Muqdisho