April 25, 2025

A Police van allegedly carrying the convicted murderer Peter Madsen arrives at the court in Glostrup, near Copenhagen, Denmark, on February 9, 2021. - Madsen was caught on October 20, 2020 after an escape from Herstedvester Prison near Copenhagen where he serves a life sentence for the 2017 murder of Swedish journalist Kim Wall on board his submarine, UC3 Nautilus. (Photo by Martin Sylvest / Ritzau Scanpix / AFP) / Denmark OUT (Photo by MARTIN SYLVEST/Ritzau Scanpix/AFP via Getty Images)

A Police van allegedly carrying the convicted murderer Peter Madsen arrives at the court in Glostrup, near Copenhagen, Denmark, on February 9, 2021. – Madsen was caught on October 20, 2020 after an escape from Herstedvester Prison near Copenhagen where he serves a life sentence for the 2017 murder of Swedish journalist Kim Wall on board his submarine, UC3 Nautilus. (Photo by Martin Sylvest / Ritzau Scanpix / AFP) / Denmark OUT (Photo by MARTIN SYLVEST/Ritzau Scanpix/AFP via Getty Images)

Dalka Denmark ayaa sheegtay inay isha ku hayso denbiyada ay galaan dhallinta da’doodu ka yar tahay 18 jir, kaas oo ku soo badanaya dalkaas.

Dhinaca kale  waxaana jira da’yar Soomaaliyeed oo iyaguna denbiyadaas iminka si ka badan sidii waayadii hore u gelaya.

Sidoo kale Jaaliyada Soomaalida ee Denmark ayaa aaminsan in denbiyadan laga soo maan guuriyey dalka Sweden oo ah wadanka ugu denbiyada badan Iskaandaneefiyanka, gaar ahaan xaafadaha ay degaan dadka ajnebiga ah oo ay Soomaaliduna ku jirto.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply