February 11, 2025

Vladimir Putin “waa in lagula xisaabtamaa” dhimashada Alexei Navalny, ayuu yiri Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee UK David Cameron on X (hore Twitter-ka), isagoo aan sheegin nooca cawaaqibka ay Kremlin la kulmi doonto.

Isagoo ka hadlayay Shirka Amniga ee Munich, Cameron waxa uu Navalny ugu yeeray “Dagaalyahan cajiib ah oo geesi ah oo ka dhan ah musuqmaasuqa” oo “wax walba uga tanaasulay” wixii uu rumaysnaa.

Sidoo kale Geerida Alexei Navalny ayaa aad uga qaylo dhaamiyeen Wadamada Reer galmeedka sida Yurub iyo Maraykanka, ayaga oo sheegay in sun lagu dilay Alexei Navalny

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply