March 25, 2025

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug ayaa xarigga ka jaray Ceel laga hirgeliyay deegaanka Ximcad ee Gobolka Mudug, kaas oo uu maalgaliyey Markazka Binu Salmaan ee boqortooyada Sacauudi Carabiya isla markaana ay fulinaysay Hay’adda Zamzam.

Ceelkaan ayaa waxaa ka faa’iidaysanaya Bulsho badan oo degaankaan ku nool iyo xoolohooda, wuxuuna kusoo aaday waqti ay u baahnaayeen dadka deegaanka

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply