Donald Trump ayaa ku guuleystay dhow magaalo, oo dadku ay dooranayeen musharraxa xisbiga Jamhuuriga uga qeybgeli doona tartanka madaxtinnimada Mareykanka, taasoo qarka u saartay inuu noqdo musharraxaas doorashada bisha November kula tartami doona ninka ay u badan tahay inuu dimuqraaddiyiinta usoo baxo, Joe Biden.
Madaxweynihii hore, ayaa ku guuleystay Missouri, Michigan iyo Idaho.
Mr Trump, oo 77 jir ah, ayaa taageerayaashiisa u sheegay inuu u dhow yahay in Jamhuurigu uu soo magacaabo.
Xafiiska Wararka Muqdisho