January 24, 2025

 

. Washington, ayaa dhawaan shaacisay cuna-qabateyn cusub oo ay ku beegsaneyso hey’adaha maaliyadda ee xiriirka ganacsi la leh Ruushka.

Tallaabadaasi ayaa dhici karta in ay dhaawacdo dhaqaalaha Turkiga, oo xiriir ganacsi oo toos la leh Ruushka.

Sidoo kale dhaqaalaha Turkiga ayaa ah dhaqaale aad ugu xiran Dalkaasi Ruushka haday ahaan lahayd Ganacsiga iyo Dalxiiska

 

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply