\Duullaanka ay dowladda Ruushka kusoo qaadday dalka Ukraine ayaa galay sannadkiisii saddexaad, walina ma muuqato saansaan muujineysa in dagaalkaasi qaboobayo.
Maalintii Isniinta madaxweynaha Fransiiska Emanuel Macron ayaa sheegay in ciidamada ka socda dalalka reer galbeedka loo diro Ukraine aan meesha laga saari karin.
Haddaba laba sano iyo dheeraad ka dib maxaa laga filan karaa dagaalka dalka Ukrain, Ruushku-se maxay dooneysaa ugu dambeyn si dagaalku u istaago.
Xafiiska Wararka Muqdisho