Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa shalay xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda International Medical Corps – IMC.
Wafdigan caalamiga ah ayaa waxaa horkacayay madaxa hay’adda IMC ee Somalia Mr Ronald-Paul Veilleux.
Sidoo kale Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen sidii loo dardargalin lahaa arrimaha gurmadka bani’aadmnimo islamarkan la isaga kaashan lahaa caqabadaha soo food saaray gargaarka ee lagaarsiinayo shacabka Soomaliyeed.
Office Nairobi Kenya