Hayada WFP ayaa sheegtey in bishan ay ugu dambeyso Bamba Chakula oo aheeyd guno lacag ah oo ruux walbo 530 ksh la siin jirey bil walba.
Warbixita WFP ayaa sidoo kale sheegtey iney ka dhalatey lacagtii ama Bachatkii lasii jirey dadka qaxootiga ah balse taasi bedelkeda raashin bixinta laga dhigi doono bishiiba 2-jeer halka markii hore ayeeyd bille(monthly).
Talaabada Hay’ada WFP waxaa lagu wsdaa inay saameyn ku yeelan doonto dad badan oo reer Tabareed ah oo kaalmeysan jirey lacataasi oo ka yar 5 doolar balse wax la’aan u dhaantay.
Xafiiska Wararka Muqdisho