March 23, 2025

 

Howl-gal qorsheysan oo dhanka Alshabaab ayaa ka dhacay dhinaca cirka ah ayaa  goordhoweyd lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab iyo sidoo kale dagaal-yahaano kale.

Howl-galkaan ayaa ka dhacay deegaanka Fiidow oo hoos taga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Shexe.

Wararka ayaa sheegaya in howl-galkan ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka, ayna iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamka

Sidoo kale Si rasmi ah weli looma shaacin horjoogayaashada la beegsaday iyo waxa kasoo gaaray howl-galkan dhanka cirka ah, inkasta oo ay soo baxayaan warar sheegaya in kooxda lagu gaarsiiyay khasaare xooggan.

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply