.
Howlgalka Qaramad Midoobey ee Suudaanta Konfureed (UNMISS) ayaa cambaareeyey dil loo geystey mid ka mid ah shaqaalaheeda oo dalkaas lagu diley.
Charles Kiir Gone oo la shaqeynayey hawlgalka Nabad Ilaalinta QM ee Charles ayaa lagu diley weerar loogu geystey magaalada Wau ee ku taal Waqooyiga
Mr Gone ayaa dilkiisa waxaa lala xiriirinayaa aano qabiil oo ka dhalatay lo’ la kala qaaday.
Dhaca lo’da iyo dakanooyinka ka dhasha ayaa sannad walba salfada kumannaan dad ah oo ku nool dalka Koonfur Sudan.
Xafiiska Wararka Muqdisho