Howl wadeenada ayaa gaarey Magaalada Baydhabo taariikhda markay aheyd 11, Maarso 2024, waxayna socdaal ku mareen dhammaan qeybaha Caafimaadka ee loogu talagaley in uu ka fulo Mashruuca Tallaalka COVID-19 taasoo qeyb ah xaqiijinta adeegii loogu talagaley bulsho waynta Soomaaliyeed.
Ugu horrayn howl wadeenada ayaa gaarey xarunta Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed halkaas oo ay kula kulmeen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Cali Duge, waxayna agaasimaha ka wada hadleen howlaha Mashruuca, caqabada jira ee la xiriira Tallaalka iyo guulaha laga gaarey ilaadda howlihii Mashruuca ee loogu talagaley Magaalada Baydhabo iyo guud ahaan Gobolka Baay

Xafiiska Wararka Muqdisho.