September 12, 2024

 

Wararka ka imaanaya dalka  Jabuuti ayaa sheegaya in ciidamo hor leh u dirtay Soomaaliya, cidamdaas aya ah dufcadii 11-aad oo gurmad u tago soomaaliya.

Taliyaha Ciidamda qalabka sida ee dalka Jabuuti, Jeneraal Sakariye Sheekh Ibraahim aya khudbad sagootin ah oo uu u jeediay ciidamadaas ku sheegay in Jabuuti ay ‘dhiigeeda u hureyso Somalaaliya.

Sidoo kale  Tallaabada Jabuuti ayaa imaaneysa xili bisha December ee sanadkan 2024  oo loo asteeyay waqtiga ugu dambeeya ee ay Soomaaliya ka baxayaan guud ahaan ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika..

Dhinaca kale Ciidamada Brundi iyo Ugandha  oo ka mid ah Ciidamada ATMS ee Jooga Somaliya  ayaa bilihii la soo dhaafay ka baxayay Soomaaliya kuwaas oo ku laabanayay Dalkooda.

Office Nairobi kenya

Leave a Reply