Khilaaf dhanka diblomaasiyadda oo dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo shaacbaxay ka dib markii Itoobiya ay Jamhuuriyadda Gooni Isutaageeda ku dhawaaqday Somaliland la saxiixatay heshiis is afgarad ah oo ah in Itoobiya ay si ay u isticmaasho mid ka mid ah dekadaheeda.
Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa hore adeegsiga badda ugu sheegay inay arrin muhiim ah u tahay dalkiisa.
Heshiiskan is afagardka ah ayaa waxaa si adag uga fal-celliyay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad u jeediyay baarlamaanka oo kulan degdeg ah la isugu yeeray kaddib heshiiskii shalay ee Itoobiya iyo Somaliland, hadalladiisa waxaa ka mid ah:
Office Nairobi Kenya