March 17, 2025

.

Koonfur Afrika ayaa sheegtay in laba ka mid ah askarteeda lagu dilay madaafiic ku dhacday bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

Waa dhimashadii ugu horreysay tan iyo markii ciidamada Koonfur Afrika la geeyay halkaas si ay gacan uga geystaan ​​dagaalka M-23.

Sidoo kale  Koonfur Afrika ayaa ka mid ah Dalalka afrika ee Ciidamada ka jooga dalalka kale ee afrika.

 

Office Nairobi kenya

Leave a Reply