Kor-joogtada ururka xuuqrda aadanaha ee Euro-Mediterranean ayaa ku eedeeyay Israa’iil in ay gashay “dambi dagaal”, kadib dilkii ay ciidamada qaaska ee Israa’iil oo iska dhigayay dhaqaatiir iyo kalkaalisooyin ay kula kaceen saddex dhallinyaro Falastiiniyiin ah oo ku sugnaa isbitaal ku yaalla Jenin.

Mid ka mid ah dhaqaatiirta isbitaalka ayaa BBC da u sheegay in ciidamada Israa’iil ay madaxa ka toogteen saddex rag iyaga oo hurdaya. Sidoo kale waxa uu sheegay in ay weerareen shaqaalihii caafimaadka.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply