Maamulka Somaliland ee uu madaxda ka yahay Muuse Biixi Cabdi ayaa soo dhaweeyay wax ka badalka  dastuurka cusub ee uu Baarlamaanka Soomaaliya shalay  ansixiyay

Wasiirka Warfaafinta Cali Xasan Maxamed ‘Cali Mareexaan’, oo waraysi siiyay warbaahin maxalli ah, ayaa sheegay in reer Somaliland aysan waligood qayb ka noqon dastuurka Soomaaliya.

Sidoo kale Waxa uu sheegay in dowlada Soomaaliya ay hada kahor aaminsanayd in Somaliland oo maqan aan dastuur la samayn karin, lakiin ay hada samaysteen dastuur u gaar ah, oo ay soo afjareen doodoodi hore, waxaanu sheegay intaasi ay ka dhigantahay in Somaliland ay Soomaaliya aqoonsatay.

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

 

Leave a Reply