Wararka ka imaanaya saakay Hargaysa ayaa sheegaya in Maxkamadda degmada Hargaysa ee Maamulka Somaliland la hor geeyay Haweeney af lagaadaysay Allaha weyn ee khaaliqa ah ay “cayday”.
Wararka ayaa sheegaya in xukun saddex sano oo xarig ah ku ridday haweeneykaas oo caayday Allah.
Sidoo kale laba haween ah oo kale ayaa lagu riday xukun mid hal sano iyo lix bilood oo xarig ah kuwaas oo lagu helay falal dhaqan xumo ah.
Xafiiska Wararka Muqdisho