September 12, 2024

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) uu u magacaabay Gudoomiye Cusub Gobolka Hiiraan.

\Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle  uu isbeddel ku sameeyay hoggaanka sarre ee maamulka gobalka Hiiraan.

Sidoo kale Gudoomiyaha Cusub magacaabistiisa ayaa imaanaysa Xili bishaan horaanteeda uu dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhaxeeya maamulka Cusub ee Hiiraan State iyo Hirshabeelle, waxaana hada gacanta ku haya maamulka la magac baxay Hiiraan state.

 

.

Xafiiska wararka Muqdisho

Leave a Reply