Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa bayaan uu soo saaray dalab cusub ugu diray golaha Wakiilada Puntland kaas oo laxiriira dhismaha Xukuumada.

Sidoo kale, madaxweyne Deni ayaa ayaa baarlamaanka ka codsaday in lasiiyo muddo 45-cisho ah ugu daraan si uu usoo magacaabo golihiisa Wasiirada Cusub.

wararka qaar ayaa sheegay in uu madaxweyne Deni uu dalabkaasi gaarsiiyay golaha wakiilada Puntland si loo siiyo waqti kufilan.

Sidoo kale Madaxweyne Siciid Deni ayaa arrimahan sabab ugu dhigaya in uu ku mashquul sanyahay dhismaha Xukuumad cusub islamarkaana uu sameynaayo wadatashiyo guud oo ku aadan dhismaha gole wasiiro.

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply