
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii la soo dhaafay Safaro ku maray Ugandha, Masar iyo Qadar ayaa lagu wadaa in saacadha soo socda uu soo af jaro safaradaas.
Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiriirka labo geesoodka ah iyo fursadaha lagu sii horumarin karo iskaashiga Soomaaliya iyo Qatar waxa uu la qaatay Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Binu Xamad..
Sidoo kale Madaxweyne Xasaan ayaa lagu wadaa in uu soo gaban gabeeyo booqashada uu ku soo laabto dalka, si uu uga Qeyb galo Caleemo saarka Madaxweyne Siciid Deni, Walow arintaas ay ku gadaaman tahay shaki badan.
Office Nairobi Kenya