September 9, 2024

 

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ugu baaqay xulafada reer galbeedka in ay keenaan habab badan oo difaaca hawada ka dib markii ugu yaraan 8 qof lagu dilay duqeyn ay diyaaradaha Ruushka ka geysteen Odesa.

Ilmo yar oo afar bilood jiray iyo ilmo saddex jir ah ayaa ka mid ahaa dadkii ku dhintay weerarka habeenimada dhacay oo lagu qaaday magaalada koonfureed ee Ukraine, sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply