Madaxweynahii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa laga sii daayay xabsi ku yaala magalaada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynahii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xirnaa tah iyo bishii August sanadkii 2018-kii.
Cabdi Maxamuud Cumar ayaa la sheegay in uu ka geestay Gobolka iyo magaalada Jig jiga Xadgudubyo ka dhan ah dadka dagan halkaas gaar ahaan Ururkii la dagaalamayay Dowlada Itobiya ee ONLF.
waxaana la geeyay marar kala duwan Maxkamad ku taala dalkaasi.
Xafiiska Wararka Muqdisho,