October 5, 2024

 

Madaxweynayashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho.

 

Kulanka ayaa yimid, kadib markii uu Farmaajo booqasho ugu tegay Shariif, ayaga oo kadib ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah.

Sidoo kale Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale ka wada-hadlay xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha dastuurka, sida uu shaaciyay Farmaajo oo qoraal soo saaray kadib kulanka uu la yeeshay Shariif.

.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply