September 12, 2024

magacyada qabiilada ay ka soo kala jeedaan 10-ka Safiir ee maanta ay magacaabidooda anxisiyeen golaha wwsiirrada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Shan ka mid ah 10-kaan safiir waxay ka soo jeedaan beelaha Daarood, gaar ahaan Majeerteen iyo Ogaadeen, labo ka mid ah waa Hawiye, labo kale waa Dir, halka kalena waa beelaha shanaad.

Hoos ka akhriso magacyada safiirrada cusub iyo beelaha ay ka soo jeedaan:

  1. Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadane) waa Daarood Majeerteen.
  2. Cali Cabdi Awaare, waa Daarood Majeerteen.
  3. Cabdullaahi Maxamed Sheekh Cabdullaahi, waa Daarood Majeerteen.
  4. Bashiir Xasan Xaaji, waa Daarood Dhulbahante.
  5. Xuseen Cabdi Xalane, waa Daarood Ogaadeen.
  6. Khadiija Cosoble Cali, waa Hawiye Abgaal.
  7. Fathudin Cali Maxamed, waa Hawiye Xawaadle.
  8. Khadra A Dualle, waa Dir Isaaq.
  9. Ridwan Xirsi Maxamed, waa Dir Isaaq.
  10. Cali Maxamed Abuukar (Ali Wolf), waa beelaha 5-aad Banaadiri.

Sidoo kale Safiirradaan weli si rasmi ah looma shaacin wadamada loo kala dirayo oo ay ka howlgeli doonaan, balse maanta waxaa liiskooda la keenay shirkii golaha wasiirrada, halkaas oo lagu ansixiyey magacaabistooda.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply