September 9, 2024

 

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in Maraykanku uu ka fikirayo in uu cunaqabatayn dheeraad ah ku soo rogo Ruushka, ka dib dhimashadii Alexi Navalny.

Isagoo wariyaasha kula hadlayay Washington, Biden ayaa sidoo kale sheegay inuu diyaar u yahay inuu la kulmo afhayeenka Aqalka Wakiilada Mike Johnson si uu ugala hadlo hindise sharciyeedka maalgelinta dagaalka Ukraine ee ka dhanka ah Ruushka.

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply