Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis Isfahamka (MoU) ee dhismaha ilaa shan saldhig oo ciidan oo loo dhisayo Danab.
Wararka aya sheegaya in Mashruucan lagu qiimeeyay in ka badan 100 milyan oo doolar, waxayna fursad u tahay Ciidamada Danab. .
Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika Molly Phee ayaa shir guddoominayay munaasabadda saxiixa Mou.
Office Nairobi kenya