Madaxweyne hore Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo ku sugan magalada Garoowe ayaa mar kale sheegay in uu ku fashilmay in uu tago magaalada Laasacaanood ee xarunta maamulka Khaatumo,
Farmaajo ayaa sheegay in haatan dalka uu ku jiro kuleelo daran lana sooman yahay taasi oo keentay sida uu sheegay in uu dib u dhigo safarkii uu ku tago lahaa Laasacaanood Xarunta Khaatumo State.
Sidoo kale 6 sano ka hor ayaa la xasuustaa hadal caan baxay oo gabar ka soo jeeda Sool Waydiisay farmaajo xili uu ahaa Madaxweynaha Somaliya oo uu yiri “ Roodo adeer kama jawaabi karo arinta laascaanood.
Xafiiska Wararka Muqdisho .