December 4, 2024

 

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa maanta oo khamiis ah dhageysaneysa doodo la xiriira in gobollada dalka ay awood u leeyihiin inay madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ka saaraan liiska musharaxiinta ee waraaqaha codbixinta.

Gobolka Colorado ayaa horey u diiday in Trump uu qeyb ka noqdo musharaxiinta ka qeyb-galaya doorashada gobolkaas.

Sidoo kale arintaan ayaa imaanaysa  doorkii uu ku lahaa dhacadii 6-dii bishii Janaayo, 2021-ka lagu weerarary xarunta congress-ka Mareykanka.

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply