January 25, 2025

Ajandahaan oo doodiisu bilaabatay Isniintii la soo dhaafay ayaa waxaa is diiwaan galiyay ilaa iyo 60 ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya, waxaana lagu tilmaamay in uu yahay ajandaha ka doodista arimaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga ah ee dalka.

Xildhibaanada ayaa doodoodu inta badan salka ku haysaa wax ka badaka dastuurka oo dhawaan la ansixiyay habraacii loo mari lahaa.

Sidoo kale Xildhibaanada qaar ayaa muujiyay dareen ah in kulamo siyaasadeed oo ay yeesheen madaxda dalka qaar ay uga hadlaan arimo ay ahayd in baarlamaanku ka doodo sharcina ka soo saaro.

Office Nairobi Kenya

 

 

Leave a Reply